Daawo/Degdeg: Waxaa  Weerar Xagjirnimo ah Oo ka dhacay magaalada Surrey ee dalka UK Dhaawac xumi Ku soo gaadhay Wiil dhalin yaro ah oo da´adiisu tahay  19 jir

Waxaa  Weerar Xagjirnimo ah Oo ka dhacay magaalada Surrey ee dalka UK Dhaawac xumi Ku soo gaadhay Wiil dhalin yaro ah oo da´adiisu tahay  19 jir.

Waxaa sidaasi Xaqiijiyey Booliska dalkaas iyaga oo sheegay in ay weerarkan u qabteen Dhacdadan Nin 50 Jir ah oo lagu siigay in uu yahay dadka Ajaaniibta Neceb ee cunsuriyiinta ah .

Ilaa iyo Hadaa waxa uu police dalkaasi uu Baadhitaan balaan ku wadaa ninka in ay cidi wehelisay iyo Cida ka dambaysay , marka laga reebo warkan hordhaca ah .

Isha ku hay Warqabadka Togaherer wixii ka soo kordha warkan hordhaca ah

Advertisement

Ku Xayeysiiso