Daawo: Hantida ay ummadu wada leedahay oo ay madaxda iyo eheladoodu ay si sharci daro ah u qaataan waa asaaska mushkiladaha siyaasadeed

Hantida ay ummadu wada leedahay oo ay madaxda iyo eheladoodu ay si sharci daro ah u qaataan waa asaaska mushkiladaha siyaasadeed ee in badan oo mujtamacaadka Musliimnta ah. Fadlan halkan ka daawo sida uu nabi Maxamed (csw) mushkiladan ugu baraarujiyay Muslimiinta. Fadalan sii faafi hadaad awoodo.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso