Daawo/ Degdeg: Ugu yaraan 40 Ruux ayaa lagu dilay masaajid Al- Noor ee xaafada Linwood magaalada Christchurch ee dalka Newzealand xili lagu jiro salaada jimce

Ilaa hadda inta la xaqiijiyey waxaa Nin Newszealandiis ah qarxiyey masaajid Al- Noor ee xaafada Linwood magaalada Christchurch ee dalka Newzealand xili lagu jiro salaada jimce Taas oo la sheegay in Ilaa hadda dhimashadu ay kor u dhaaftay 40 ruux halka dhaawacuna oo aad uga tiro badan yahay.

Ninkan ayaa Police ka Magaaladaasi ku sheegeen in uu yahay 28 jir Ka dhashay reer Wax hayste se isagu aanu ka mid ahayn reerkaas. Wiilka yar ee Falka fuliyey ayaa ku qoray bar uu ku leeyahay Social Media ha in uu ugu aarayo Dadka uu masaajidkan ku laayey Dadkii lagu jiidhsiiyey Gaadhigay magaalada Stockholm ee Dalka Sweden. Ilaa iyo hadda Tiro koob sax ah lagama hayo sida ay Policeku soo wariyeen waxa ay dadkani u badnayeen Dumar iyo Caruur.

Sidoo kale Raisal Wasaaraha Dalkasi Jacinda ArdernĀ  Ayaa ku sheegtay dhacdo laga xumaado waxaanay sheegtay in dalkeedu uu ixtiraamayo Diimaha dadku ay aaminsan yihiin

Wixi ka soo kordha isha ku hay Togaherer

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso