Daawo: Gudoomiyaha Xisbiga Shabada Somalida Ethiopia Ahna Wasiirka Maaliyada Ethiopia oo Hadeer ka soo degay Garoonka Jigjiga sheegayna in uu Wada tashi xisbi iyo Xukuumad laba cisho Socon doona uu u yimid meesha

Wasiirka Maaliyada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Shacabka Ethiopia ayaa Bartiisa Facebook ku qoray qoraal kooban oo sidan ah:

Magaala Madaxda DDS jigjiga ayaan Hada ka soo Degaya Garonka Diyarada Garad Wilwal hadu Rabii yirahdo Wada Tashi Xukumada iyo Xisbiga ayaan yelaan dona mudaa laba cisho ,
in shaa Allah

Warqabadka Togaherer

Advertisement

Ku Xayeysiiso