Daawo: Diyaarada Norwegian Airline Oo Saaka Gabi ahaanba Baajisay Sideed iyo Toban Duulimaad oo Ay Gudaha dalka iyo dunida kele ku tagi lahayd .. Dadkii Rakaabka ahaana U diyaarinaysa Siday ugu dhoofi lahaayeen Diyaarado kale.

Daawo: Diyaarada Norwegian Airline Oo Saaka Gabi ahaanba Baajisay sideed iyo tobanĀ  Duulimaad oo Ay dunida ku tagi lahayd .. Dadkii Rakaabka ahaana U diyaarinaysa Siday ugu dhoofi lahaayeen Diyaarado kale.

163 flyt oo ay ku duuli lahaayeen Macaamiisha Norwegian Airland ayaad Baaqday halka iska maanta ay 18 ka mid ah 163 duulimaad la kansel gareeyey kadib markii UK ay diiday in dalkeeda ay isticmaalaan Boeng 737 MAX 8, sidoo kale duulimaadyada ayaa iyanguna ka mid ah ku dalka Gudihiisa iskaga goosha.

Sidaasi waxaa Xaqiijisay Shirkada Avinor oo badiyaa maamusha Garoomada Dalka Norway Sheegtayna in Shirkadan Duulimaadyadu ay Baajisay Duulimaadyadeeda 18 ka ah ee maanta u kala gooshi lahaa Gudaha dalka iyo Dibadiisaba.

Sourses: VG

Advertisement

Ku Xayeysiiso