Madaxdeenu haday sidan shacbigooda ula dhaqmi lahaayeen Said Ali Ahmed

Assalamu Calykum Waraxmatullahi Wabarakatuhu

Nabi Maxamed (CSW) wuxuu ahaa hogaamiye baahida afraada mujtamaciisa ka warhaya, khaastana kuwoooda aan cidina aanay danaynin.

Fadlan daawo qisadan asxaabiga Julaybiib oo tusaale u ah sida la doonayo in ay madaxdu uga war hayaan shacabkooda

 

— 

Said Ali Ahmed
Ottawa

Advertisement

Ku Xayeysiiso