Aniga WADDANI wuu I doortay oo UCID baa I doortay, Labadii Xisbi ee Kale hadaanay odhan Madaxweynow Dalka Dhex Baad u tahay ee Wad….. Madaxweyne Biixi oo ka Hadlay Shirka Golaha Dhexe Kulmiye ku qabsanyo Boorama

“Shirkani waa mid lagula xisaabtamayo madaxweynaha iyo xukuumaddiisa, xisbiyo ayaad doorateen, markii xisbiyada la doortayna aniga WADDANI wuu I doortay oo UCID baa I doortay, siday ii doorteenna waa markii codkii la riday KULMIYE ayaa u badsaday, labadii xisbi ee kale haddii aanay oggolaanin oo codkii igu soo wareejin oo aanay odhanin madaxweynow dalka dhex baad u tahee wad maynu soconneen oo sida Koonfurta ayeynnu is layn lahayn, markaa xisbigii KULMIYE oo masuuliyaddaas sida oo qaranka oo dhan u hadlaaya, ayaa ila xisaabtamaya, shanta boqol ee dhaw dhaw ee shirka imanayaana waxa ay ka imanayaan gobollada iyo degmooyinka Somaliland oo dhan,” ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Advertisement

Ku Xayeysiiso