Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuuse Biixi Cabdi oo Booqasho iyo Salaan Ugu tegay Madaxweynihii hore ee Qaranka Somaliland, ahna Aas-aasaha Xisbiga KULMIYE

 

Hargeysa:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tegay madaxweynihii hore ee Somaliland, ahna Aas-aasaha xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso