Musuqmaasuqa ayaa u sabab ah qayladhaanta sheegaysa (sagaal oo kun oo qof oo macaluuli so foodsartay) W.Q A. SALAF.

Musuqmaasuqa ayaa u sabab ah qayladhaanta sheegaysa (sagaal oo kun oo qof oo macaluuli so foodsartay) W.Q A. SALAF.

Raysal wasaarihi hore ee #Indonesia aya lawaydiiyey maxad u taajiri wayday” wuxu yidhi waxan kala doortay inan tajiro iyo in wadankaygu tajiro. Damiir laawe yaasha waddankoodii musuqmaasuqa ku naafeeyay cawligoodu mashaqeeyo ee calooshooda iyo hungurigooda ayaa shaqeeya. Waxay sida gofanaha ku naaxeen dhiigii dadka masaakiinta ah. Waxay jeebadaha ku gurteen “resource” khayradkii dadku wada lahaa ee umadda qaylo dhaantu kasoo yeedhay wax loogu qaban lahaa.

Xukuumadu waxay sheegtay in dadka badan 900000 qof (sagal boqol oo kun) ay macaluuli soo foodsaartay. Waa inka badan inta dalka oo dhan ka codaysa xiliga doorashada. Dalkan dadka kunool waxaa toban goor ka badan khayraadkiisa hadii si fiican loo maamulo oo lacagta dadka baahan ee fooqyada laga dhisanayo laga daayo oo isla xisaabtan dhabi yimaado (accountability) hadii kale inta dalka ku nooli gaajo ayay uwada lee,an doonaan. Doorkii culimada ee musuq maasuqa wali bulshadu way tabaysaa.

Allaah Mahad leh
Abdiqani Salaf.

Advertisement

Ku Xayeysiiso