Daawo:Raisal wasaare kuxigeenka Somaliya md Mahdi M. Guuleed oo booqday xarunta cilmiga ee la dagaalanka fikirka xagjirka ah ee dalka Saudiga

Raisal wasaare kuxigeenka Somaliya md Mahdi Maxamed Guuleed oo booqday xarunta xilmiga ee la dagaalanka fikirka xagjirka ee dalka Sucuudiga.

Md Mahdi ayaa waxaa xaruntaasi ku qaabilay xoghayaha guud ee xaruntaasi dr Nasir Al-Biqami kulankaas ayey kaga wada hadleen arimaha xagjirnimada cidhib tirkeed iyo sidee kale sidii looga hor tagilahaa arimahaas.

Kulan dheer kadib waxa uu raisal wasaare kuxigeenku md Mahdi uu uga mahad naqay soo dhawayntooda iyo ka wada hadalkii arimaha la dagaalanka xagjirka.

Warqabadka togaherer

Saudi Arabiya

Advertisement

Ku Xayeysiiso