xukuumadan wax badan oo lagu amaani karo ayay wadaa

 

sida aan ogahay xukuumadan haatan jirta wax badan oo lagu amaani karo ayaa wali laga dheehan karaa,taas oo ay ugu horeyso inay xakamaysay habkii musaqa iyo hanti lumiskii waayo hore  hareeyey jamhuuriyadda curdinka ee loogu yeedho somaliland.

in badan oo ka mida dadka haddii aad waraysto waxna ka weydiiso waxaad ka dheehan inay ka xunyihiin xakamadaynta iyo soo jeedsiga ay dawladu usoo jeedsaday wax badan taasi waata lagu ayidi karo  oo ay ku ayidi karaan inta caadiga ee ka fikiraya mustaqbalka iyo bari dhaanta tii hore.

waxaad moodaa inay xukuumada ay si fiican wax u wado balse ay aad moodi in ay xukumaddu ay dhanka warbaahinta ka liidato waayo waxan ay wado waa in dad weynaha loo sharaxa iyo sida ay wax u socdaan.

waxaad mooda in baryahan  la keenay mishiino cusub oo laga badalay mishiinadii hore ee biyaha tuuri jiray taas waa sababta la odhan karo dadku in badan ma fahansana ee waxay ku war helleeen biyaahaa yaraaday ama sidii hore ka gabaabshay,#

waxa loo baahanyahay in xukumada tan ay usoo jeedsado horumarkii dhanka waddooyinka iyo dhismayaashooda taas  oo taariikh u noqon karta jiilaka danbe xukuumadan waxbadan oo wacan si fiican u wadaa balse waa inay wasiirada iyaguna haddal  kar noqdaan si ay  dadka ugu sharaxaan xaga uu wax  marayo inta musuq maasuqa lala dagaalamo inta wax badan la xakamayn waa lagu amaani karaa xukuumadan haatan jirta 

hamse riiraash

Advertisement

Ku Xayeysiiso