Tacsi Alleh ha u naxariistee Waxaa magaalada Oslo Ku Geeriyooday Siyaasi Oday Ismaaciil Axmed Ali Oo Ka mid ahaa Siyaasiyiinta ahan Odayaasha hormoodka ah ee Dalka Norway.Daawo Taariikhnololeedkii

Tacsi Alleh ha u naxariistee Waxaa magaalada Oslo Ku Geeriyooday Siyaasi Oday Ismaaciil Axmed Ali Oo Ka mid ahaa Siyaasiyiinta ahan Odayaasha hormoodka ah ee Dalka Norway.Daawo Taariikhnololeedkii

Dhamaan Maamulka Iyo Wariyayaasha Warbaahinta Togaherer Waxaanu Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii iyo Dhamaan Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Ee uu Ka Geeriyooday Alleh ha u naxariistee Marxuum.Ismaciil Axmed Cali Oo  dhawayd ku geeriyooday Oslo Ee dalka Norway

Dhamaan Waxaanu ka tacsiyeynayaa Eheladiisii, Aqaariibtii Iyo Caruurtuu ka tagay iyo Dhamaan Ciidamada Qaranka Somaliland Geerida ku timid AHN Marxuum Ismaaciil Axmed Cali . Waxaan si gaara uga tacsiyadaynayaa Xaaskiisii Caruurtiisa iyo Dhamaan reer Oday Asxaabtii Ehelkii iyo Qaranka Somaliland. Waxaanu leenyahay Samir iyo Iimaan Alleh ha idinaga Wada Siiyo Marxuumka Sidoo kale Waxaan Allaheena wayn Uga Baryeynaa in uu Naxariistii Jano Ka Waraabiyo Marxuunka Dambigisana alleh uu dhaafo.

Marxuun Ismaciil Axmed Cali Waxaa uu ka mid ahaa odayaasha Ku dhaqan dalkan Norway Gaar ahaa Caasimadiisa Oslo. Waxa kale oo Marxuumku Waayihii ugu dambeeyey ku jiray Siyaasda Dadlka Somaliland  sidoo kalena waxa  uu ka mid ahaa siyaasiyiimn Somalida  ee dalka Norway.

 

Taariikhdiisa oo dhamays tiran Waxaad ka daawataa Videogan hoose mar aan waraysi kala yeeshay.

Ilaahay waxaan uga baryeynaa in uu janadii fardawsa ka waraabiyo Dambigiisana Alleh uu dhaafo, qabrigana alleh uu u waasiciyo. Sido kale waxaa eheladii, Qaraabadii , Somaliland iyo Somali oo dhan aan Ilaahay uga baryeynaa in uu samir iyo iimaan ka siiyo. Qoyskii uu ka geeriyoodayna cawil Khayr Qaba alleh ugu badalo.

Amiin Amiin Amiin Amiin
“INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN”

“KULLU NAFSUL DAAIQATUL MAWT

Warqabadka Togaherer

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso