Jaaliyada Somliland ee Finland oo tacsi udireya Marxuum Ismaaciil Cali Axmed Ismaaciil Kashiito. oo wadanka norwey ku geeriyoodey

Jaaliyada Somliland ee Finland oo tacsi udireya Marxuum Ismaaciil Cali Axmed Ismaaciil Kashiito. oo wadanka norwey ku geeriyoodey

Alle how naxariistee Marxuunka waxaa uu xaalad caafimaad oo uu baadhitaan uga socdey wadanka norwey oo uu daganaa ka dib markii uu dalkii ka soo noqdey .

Gudoomiyaha jaaliyada finland, Xasan Cali  sadexle

gudoomiye ku xigeenka  :- C/laahi  aadan rooble

Siciid cumar hurre

xasan Maxamed

Aadan yuusuf

xasan Cumar

Axmed caymis

Nuux gaagaale

C/fataax haybe

Oday C/qaadir hangool

Oday Faarax jees

iyo dhaman jaaliyada somaliland ee dalka finalnd waxay tacsi udirayaan ehelkii iyo qaraabadii iyo somliland dhaman

marxuunka ismaciil alle naxariistiisa janooyinkiisa haka waraabiyo .

 

inaalilaahi wa inaa illeyhi raajicuun

Advertisement

Ku Xayeysiiso