Todobaadkan   Waxaa Magaalada   HARGEISA  ku geeryoodey,   Allah  Ha u naxariistee Walaalkey BASHIIR  NUUR   XANDULLE,  oo ahaa  Walaal qaali ah,

Todobaadkan   Waxaa Magaalada   HARGEISA  ku geeryoodey,   Allah  Ha u naxariistee Walaalkey

BASHIIR  NUUR   XANDULLE,  oo ahaa  Walaal qaali ah,

Waa Geeri Murugo Badan, Duco iyo samir ayaa Nala Gudboon ilaaheyna aan ka baryeynaa, Marxuumkana janadda Ayaan allah, uga baryeynaa, ilaah denbigiisa Ha Dhaafo, Allah jannada  ha Geeyo.  AAMIIN.

Reer Xandulle, Hadaan Nahay, Waxaan Mahadnaq balaadhan u soo Gudbineynaa , Dhamaan , Ehelkii  Asxaabtii Murugada Nala Qeybsatey.

Waxaan u Mahadnaqeynaa ,QAraabaddii, Saaxiibaddii, Deriskii, Ehelkii  Naga Soo  Tacsiyadeeyey , Daafaha caalamka   ,  Mid  na soo booqda,   TELL, Facebook, Email, Twitter, Whatsup. Imo,    Walaalayaal waad mahadsantihiin  Allah Kheyr ha idiinku bedallo.

Reer  Xandulle

Advertisement

Ku Xayeysiiso