Dhamaan Maamulka Iyo Wariyayaasha Warbaahinta Togaherer Waxaanu Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii iyo Dhamaan Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Ee uu Ka Geeriyooday Alleh ha u naxariistee Muj. Kornayl Yusuf Cabdi Oday Oo goor dhawayd ku geeriyooday Hargaysa

Dhamaan Maamulka Iyo Wariyayaasha Warbaahinta Togaherer Waxaanu Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii iyo Dhamaan Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Ee uu Ka Geeriyooday Alleh ha u naxariistee Muj. Kornayl Yusuf Cabdi Oday Oo goor dhawayd ku geeriyooday Hargaysa

 


Dhamaan Waxaanu ka tacsiyeynayaa Eheladiisii, Aqaariibtii Iyo Caruurtuu ka tagay iyo Dhamaan  Ciidamada Qaranka Somaliland Geerida ku timid AHB Marxuum Mujaahid Kornayl Yusuf Cabdi Oday. Waxaan si gaara uga tacsiyadaynayaa Xaaskiisii Caruurtiisa iyo Dhamaan reer Oday Asxaabtii Ehelkii iyo Qaranka Somaliland. Waxaanu leenyahay Samir iyo Iimaan Alleh ha idinaga Wada Siiyo Marxuumka Sidoo kale Waxaan Allaheena wayn Uga Baryeynaa in uu Naxariistii Jano Ka Waraabiyo Marxuunka Dambigisana alleh uu dhaafo.

Marxuun Kornayl Yusuf Cabdi Oday  Waxaa uu Soo Noqday Madaxdii iyo saraakiishii sarsare Ciidankii Dalkii la isku odhan jiray Somali Rep gaar ahaan Ciidamada Milatarig ee sida takhasuska gaarka ah qaba

Marxuun Kornayl Yusuf Cabdi Oday  Waxa uu ka mid ahaa Saraakiishii ururka Dhaqdhaqaaqa wadaniga Somaliyeed EE SNM Siiba Aasaasayaashii ururkaas. Waxa uu Ahaa Hogaankii Ugu horeeyey ee Tababar siiya Ciidamada SNM.

Taariikhdiisa oo dhamays tiran dhawaan ayaan idiinsoo baahin doonaa.

Ilaahay waxaan uga baryeynaa in uu janadii fardawsa ka waraabiyo Dambigiisana Alleh uu dhaafo, qabrigana alleh uu u waasiciyo. Sido kale waxaa eheladii, Qaraabadii , Somaliland iyo Somali oo dhan aan Ilaahay uga baryeynaa in uu samir iyo iimaan ka siiyo. Qoyskii uu ka geeriyoodayna cawil Khayr Qaba alleh ugu badalo.

Amiin Amiin Amiin Amiin
“INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN”

“KULLU NAFSUL DAAIQATUL MAWT

Warqabadka Togaherer

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso