Guddiga Doorashooyinka Is Casila Madaxweynahana U Fududeeya Si Doorasho U Dhacdo Dalkana Ka Badbaadiya Muran Siyaasadeed W/Q caamir ahmed

salaamulah

runtii aniga waxa ila weyn Qaranka Siyaasaddaba kuma saleeyo kursi danta qarankaan ka horeysiiyaa danta gaarka ah

maadaama oo ay sidaa tahay waxa waajiba si dalka doorasho uga dhacdo inay gudidani is casilaan maadaama xisbiga

waddani kalsooni ku qabin micnaheedu maaha inay yihiin khaayin wadaniyin laakiin si dalka doorasho uga dhacdo

3 xisbiba ka qeyb galaan golahayaashan deegaanka iyo baarlamankan mudadda soo taagna inoo dhaafaan waxaan idiin

soo jeedinayaa guddida doorashooyinka qaranka inay is casilaan madaxweynahana u fududeeyaan arinkaas laakiin

gudiyow hadaad soo taagnaataan dalkii waxaad u horseeddeen kala tag kala shaki iyo burbur maanta dalka badbaadiya

madaxweynahana waxaan leeyey mudane madaxweyne waxad tahay astaanti qaranka ugu sareysay ma tihid gudoomiye

xisbi afkaad ku hadashaa waa inuu noqdaa astaantii qaranka 3 xisbi qaranba wey kuu siman yihiin haday guddidani is

casili waayaan aduu kala dir madaxweyne hadaad kala diri weydana aad tidhaa sidaasaanu doorashada ku geleyna anaga iyo ucid

waxaad ogaataan in xisbiga waddani taageerayaashisa 6 gobol inaanay doorasho u codeyn doonin dalkuna sidaa mugdi u geli doono

dhibta ka timaaddana waxaa qaadaya uun ninka xilka ugu sareeya qaranka ee loo dhaariyey

guurtidana mid baan leeyey guurtiyow muddo aad u dheer baad 2 sano ugu dhufo marxuum cigaal 2 sano ugu dhufo riyaale

2 sano ugu dhufo siiraanyo ka daaya 2 sane aa aad rabtaan inaad ugu dhufataan mw muuse ka daaya dalka u naxa jawaabtiinu

ha noqoto kow ku celin warqadda mw muuse idiin soo qorey idinko ka codsanaya 3 xisbi qaranba xil baanu u haynaa iyago wada

socdaaa warqadda hasoo gudbiyaan

wabilahi tawfiiq

caamir ahmed

Advertisement

Ku Xayeysiiso