Madaxweynaha La doortay Maalintii Shalay Ee Puntland oo Kulan degdeg ah la Qaatay Taliyayaasha Ciidamadiisa

Madaxweynaha maamulka Puntland Md Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Ku Xigeenkiisa Axmed Karaash ayaa maanta 09 Jan, 2019 waxay kulan Deg-Deg ah isugu yeedheen lana qaateen taliyayaasha iyo saraakiisha ciidamada Puntland,sida La sheegay kulanka ayaa looga wada hadlay adkaynta iyo dar-dar gelinta xaaladda ammaanka Puntland.

Advertisement

Ku Xayeysiiso