MADAXWAYNE MUUSE BIIXI WAXAN LEEYAHAY QOFKA AAD KABO KA TOLANAYSO KABAHA UU SITO AYAA LA EE GAA. Ayaanle maxamed ibraahin

Dhaqan ka siyaasada somalida waxalagu yaqaanaa in qofka siyaasiga ahi markasta waxa uu ka doorbidaa man sabka siyaasadeed la cag kastaa hadaykaga baxaysana way kubixiyaan ujeedadooduna waa in sida uu kursiga u iiaashan lahaa kubixiyo.
Hadii aan usoo daadago u jeedada ma qaalkaygan axmed muumin seed u jeedadiisu xildoon ma aha ee waa xoolo doon qorshihiisuna waasidii uulacag kuheli lahaa waxana kaaga cad.
1. Ujeedada kali ah eexsbigii wadani ay isku haysteena waxay ahayd uun lacag dadka kalena waxauu ushègi jiray wax kale iyo sheeko qabyaaladeed.Arintaasidìi loo xalinlahaana waxa la islasòomaray jabuut iilaa adis ababa halkii ay kudanbaysayna waan
Wada ognahay qofkasta oo somalilander ahina markhaati ayuu kayahay xaaladaasi.
2. Xibiga kulmiye markii uu kusoo biirayay ee uu kasoo baxayay xisbiga wadani waynu wada ognahaylacagtii la siiyay ee uuguriga kaga iibsaday magaalada hargaeysa ee uuhada dagan yahay siyaasada waxba kamagalin u jee dadiisu waa lacag in uu ka urur sado uun
3. Hada xaaladiisan wasiirnimo hadii aan usoo daadagno wax ujeedo ah mallaha in uubulshadiisa wax taro amauu u damqado ama uuhorumarkooda uukasheqeeyo ujeedadiisu waasidii uu lacag kuheli lahaa hada magaalada borama waxa uuka iib saday guryo badan arintaasi mar kii aan arkay ayaa waxa ay igu kalif tay maqaalkan maanta in aan ka qoro.
4. Qorshayaasha uu dadka somaliland ku seexiyana waxa weyaan waxa uu aad xariif ugu yahay isticmaalka war baahinta isaga oo lacagbadan kubixiyaa si aan loo fahmin khiyaamooyinka uuwato wax alla wax uubulshadareersomaliland usoo kordhiyay ma jirto habayaraatee hadii aad hayso wax aan ahayn been idaacadaha laga buunbuuniyo hakeento cidiihaysaa .

5. . Waxa jira niman la taliya oo uu lacago badan u qoray dawlada iyo wasaarada beerahana aan wax xil ah kahaynin qaar kood waxa uu uga kala yeedhay muqdisho iyo Boosaaso ujeedada kali ah ee ay u wadashaqeeyaana waasidii lacag loo helilahaa iyo qorshihii lacaglaguhelilahaa.Waana guruub la shaqynjiray ilaa xisbigii wadaniujeedadoodunawaalacagoo kali ah

6. Hamigii iyo siyaa sadii habar cafaana waa uu baa biiyay labo wada socdana malaha wax ka galayna ma jirto waxa uu wadaa qor shihii mar kale uu iskaga hor keeni lahaa habar cafaan iyo xisbiga kulmiye iyo dawlada nuuse biixi hadii aan la iska gaadhin.

Advertisement

Ku Xayeysiiso