Maanso Gobolada Somaliland

 

Maansadu waa maanso gaaban oo ka hadlaysaa somaliland ,waxyaalaha ilaa eegga lagu ammaani karo dawladan waa iyadoo sugtay amaankii Bari iyo galbeedkeedaba waxayna ku bilaabmaysaa sidan :
Gebiiley dhul weeyi 
Hargaysana dhab weeyi 
BurcAna dhan weeyi 
Boorama dhir weeyi 
Berberi dhuux weeyi 
Sanaagna dhagweeyi 
Soolna dhar weeyi 
Dhamaantood Hal weeyi 
Annaguna dhig weeyi
Caanuhu dhay weeyi 
Nabadana dhur weeyi 
Hamse riiraash

Advertisement

Ku Xayeysiiso