Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna jahaysan awr awr wado iyo nin dumar wadaan midna kaama baydho canaan ka yaab reer ama dal hurmar ma gaadhsiiyo guddida doorashooyinka

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna jahaysan awr awr wado iyo nin dumar wadaan midna kaama baydho canaan ka yaab reer ama dal hurmar ma gaadhsiiyo guddida doorashooyinka

Waxaa warwar iyo walbahaar nagu noqotay guddida doorashiiyinka Somaliland sababta ay dhexaadkii uga leexdeen taas oo dalka ay Khalkhal gelin karaan ee ay karaamada ay bulshada ku lahaan laheen isaga qaadeen waxay markii hore ee ay caafimaad qabeen dalka u muddeeyeen 29/3/219 labada doorsho is huwan u waxaa is wadiin leh sababta ay warbaahinta bulashada isula soo hortaageen in ay wakhtigi laysa qaatay dib uga dhacday labada goor iyama ayey miyir qabeen waxaa iswaydiin leh yey ka baqanayaan ma cid kale mise bulshada ay dhexda u yihiin waxaa u wanaagsan in anay cid ka mildhaawin Allah abuurtay mooyaane waa haddii ay miyirkooda iyo maankoodaba qaaban haddii ay cid kale ka baqaayaan waxy ku noqonaysa in ay ilaahay wax ku lammaneeyeen taaas noqonaysa shirig ku dhaceen.

Talo soo jeedin

In ay gudida doorshooyinku Allah nafahoodu ay gacantiisa ku jiraan aanay cid kale ku lammanayn si aanay mushrikiin u noqon.
In ay golaha guurtida golaha wakiillada soo faragaliyaan haddi madaxbannaayihiin baadinta dalka lagu fadhiyi mayo kursina lama xiisayndoono haddii aan laga qaban dalka guddida aan khayrka qabin ee dabood ka warwarka ah.
In ay culimadi ka hadlaan wax uga sheegaan nimanka lagu tilmaamay gudida doorashooyinka Allah oo keliya in laga baqo.
In madaxawanaha dalka mudane muse Bixi Cabdi u oggolaado ay dalka doorasho ka qabsoonto taas oo Sharaf maamuus u ku helidoono madax meel ka sarraysa ma jirto oo la salaaxo waxaa looga baahanayahay madaxwaynaha in uu isagu muujiyo dulqaad iyo waayeelnimo xusbiyada mucaaridka qarankana tabashooda qaddariyo.
Waxba kuma jabna haddii wixii ay ka cawdeen loo yeelo
Maxaabiista jeelalka dalka ku xabbisan cafis madawane ee aan maxkamadi xukumin ee lagu illaaway lagu sii daayo.
In ay madaxadhaqmeedka dalku dhex u noqdaan dalka maammulna ay samaystaan kana dambeyaan sildaanka guud ee beelaha Somaliland mudane suldaan Maxamed Suldaan Cadulqadir Suldan Cabdullahi.
In danyarta ku dhibban dalka laga warhayo
Dalka iska wax u qabso lagu dhiso

In Allah laga cobsoodo risiqa uu kuu qorayna lagu qanco inta Allah kuu qoray kama badsan kartid
Deeq Cabdi Digale

Advertisement

Ku Xayeysiiso