HAMBALYO MEHERKA: CABDIRAXMAAN ISMACIIL NAALEEYE IYO NASRIIN XUSEEN IBRAAHIM

HAMBALYO MEHERKA:  CABDIRAXMAAN ISMACIIL NAALEEYE  IYO NASRIIN XUSEEN IBRAAHIM.  

HAMBALYO MEHER WACAN Oo Ku Socota Qoyska Cusub“ Dhamaan waxaanu Hambalyo Meher wacan oo wada jira u diraynaa:-

CARUUSKA : CABDIRAXMAAN ISMACIIL NAALEEYE  IYO CARUUSADDA NASRIIN XUSEEN IBRAAHIM.  Oo Meherkoodu ka Qabsoomay Maanta Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ,  

Waxaan Halkan leenahay HAMBALYO MEHER WACAN . lamaanaha Ku midoobay Nolosha,

HAMBALYADAN WAXAA SI WADDA JIR AH UGU DIRAAYA,

1. Ayeeyo Faadumo Caabi Xayd 

2. Fardawsa Jaamac Carte Iyo Saygeeda 

3. Cabdirisaaq Jaamac Carte iyo Caruurtiisa 

4. Tayasiir Jaamac Carte Iyo Caruurtiisa 

5. Axmed Jaamac Carte Iyo Caruurtiisa

6. Aamina Xaaji Haybe Iyo Caruurteeda.

7. Qaalib Xuseen Xaaji Cabdi Iyo Xaaskiisa.

8. Adan Nuux Xaaji Maxamuud Iyo Qoysaskiisa. 

9. Aamina Jaamac Carte Iyo Caruurteeda 

10. Habaryar Saynab Caabi Xayd Iyo Saygeeda Iyo Caruurteeda

11. Canab Xasan Nuur Iyo Saygeeda Iyo Caruurteeda.

12. Yurub Nuux Xaaji Maxamud. iyo

Dhamaan Qoyska Reer Ismacil Faarax Seed Iyo Dhamaan reer Carte 

Waxaanu leenahay Wiil iyo Caano – Gabadh Iyo Caano Ku Wadda Noolaadda Nabad Ku waara idim Allah Barakooba,

Waxanaan ugu ducaynaynaa DUCADII Rasuulka (CSW): –بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

“BAARAKA LAAHU LAKUM WA BAARAKA CALAYKUM WAJAMACA BAYNAKUMA BILKHAYR”. AAMIIN…AAMIIN… AAMIIN.

Anigoo ah: Adan Yusuf Elmi ; Sidoo kale waxaan Hambalyo iyo Bogaadin la midda oo aan la soo koobi karin u dirayaa: Meherka

Boqorka Cabdiraxmaan Ismaciil Naaleeye Iyo Boqoradda Nasriin Xuseen Ibraahim . Oo Maanta bishuna tahay Khamiisa November 15, 2018 Meherkoodu ka qabsoomay Huteel Hadhwanaag ee Magaalada Hargeysa, Waxaanay leeyahay noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Bashbash iyo Badhaadhe, Ubad kheyr qaba na kala hela. Aammiin, Aammiin, Aammiin Ayaan idin leeyahay.

BY (Adan Yusuf Elmi).

Advertisement

Ku Xayeysiiso