Wax Ka Baro Reer Ala Sucuudka Somaliland.    

      

 

Wax Ka Baro Reer Ala Sucuudka Somaliland.       Mareexaanaytii Oo Xadhkaha Goosatey iyo Shacabkii oo Yaaban.

 

Tariikhdu Way Is Qorta War iyo Sheeko Ayaa Ka Hadha, Ninka Maanta Isleh Adiga Ayaa Wax Walba Iska Leh, Tollow Barri Maxuu Samayn?

Ninka Manta Sidan Cadaalad U Arkaaya Tollow Cadaalad Darrada Maxuu U Yaqaan?

Somaliland Ma Meel Yar Oo Kooban Oon Dadka Wada Qaadahayn-baa?

 

Beelaha Somaliand Siiba Kuwa Darafyadda Waxaan leeyahay Xaal Qaata Oo Waad Arkaysaan Boqortooyadda Saamaysmaysa, Beelaha Kale Ee Isaaqna Waxaan Leeyahay SNM Tacabkii Galay Waa Lagu Khasaaray Kolayba Hadii Reer Meesha Xukumayo Maxaa Loo Dumiyey Dawladii Somalia Markaas Ayeynu Ictiraaf Iyo Aqoonsiba Haysane.

Ilaahii Oofsadey Mujahidiintii Xalaasha Ahayd Ayaa Mahad Iska Leh Kuwaas oo Aan Maanta Noolayn Soona Gaadhin Somaliland-ta Maanta Waxan Hubaa In ay Farta Dhexda Ka Qaniini Lahaayeen Hadii Ay Manta Nool Yihiin.

Lixle, Dayib Gurey, Maxamed Cali, Koodbuur,Xassan Yonis, Ina Mooge iyo Qaar Kaloo Badan. Ilaahay Wa Idin Asturey Waanu Idin Jecla Madaamo oo Idin Oofsadey.

 

*Adigoon Waaya Arag Noqon

*Cirka Haysku Waabine

*Naftan Waalaneysaa

*Waano Kaama Maqashee

*Hadaad Maanta Wacan Tahay

*Maku Waari Doontaa?

 

Barasho Wanaagsan Boqortooyadda Cusub

1.Wasiirka Maaliyadda

2.Wasirka Bosaha, Isgadhsiinta & Teknolojiyad

3.Wasiirka Warfaafinta iyo Dhaqanka

4.Wasiirka Gaadiidka&Hormarinta Wadooyinka

5.Wasiir Ku Xigeenka A/Gudaha iyo Amniga

6.Hanti Dhawraha Guud ee Qaranka

7.Mareeyaha Hawada iyo Madaarada (Wasaaradii Hawada)

8.Mareyaha Kahortaga Abaraha & K/Rashinka

9.Gudoomiyaha gobalka gabiley

10.Gudoomiyaha Gobalka Salal

11.Gudoomiyaha Gobalka Saraar

12.Gud ku xigeenka Gobalka Maroodijeex

13.Safiir ku xigeenka Ethiopia

14.Aggasimaha guud ee Madaxtooyada (Wasaraddi Madaxtooyadda)

15.Aggasimaha guud Ee caafimadka

16.Aggasimaha guud ee Maaliyada

17.Aggasimaha Guud Maalgashiga

18.Agasimaha Guud e Shaqada & A/Bulshada

19.Aggasimaha Guud ee Qorshaynta Qaranka

  1. Agaasimaha Guud ee Waxbarashada
  2. Agaasimaha Guud ee Bangiga Dhexe
  3. Agaasimaha Guud ee Gaadiidka/Q liisank
  4. Agasimaha Gud e Mihnahada Cafimadka
  5. 20.Gud ku xigeenka Haayada tayada
  6. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare
  7. La Taliyaha Madaxweynaha ee Amniga
  8. La Taliyaha Madaxweynaha ee Sharciga
  9. La Taliyaha Madaxweynaha e Dhaqaalah
  10. La Taliyaha Madaxweynaha ee Somalia
  11. Guddomiye kuXigeenka Maxkamada Sare
  12. Maayarka Caasimadda Hargeisa
  13. Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka
  14. Taliye ku Xigeenka Booliska Somaliland
  15. Taliyaha Ciidanka Dabdamiska Qaranka
  16. Taliye ku xigeenka Sirdoonka Qaranka
  17. Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha Guud
  18. Safiirka Somaliland ee Imaaraadka
  19. Chief of Staff ka Xafiiska Madaxweynaha
  20. Gudoomiyaha Mihnadlayasha Cafimadka
  21. Garyaqaanka Guud ee Qaranka
  22. Ku xigeenka xisaabiyaha Guue ee Qaranka
  23. Safiirka Djibouti
  24. Safiirka Sweden
  25. Maarreeyaha Dekadda Berbera
  26. Maarreeye ku xiggeenka Hay’adda tayada
  27. Komishanka Qabdaraasyada Qaran ka (2 xubnood)
  28. Komishabka Maamul wanaagga (3 xubnood)
  29. Komishanka Aids-ka (4 xubnood)
  30. Komishanka Tacliinta Sare.
  31. Maarreeyaha wakaaladda Biyaha Hargaysa.
  32. Maarreeyaha Cusbitaalka Guud ee Hargaysa
  33. Guddoomiye xiggeenka Gob. Gebiley
  34. Guddoomiye xiggeenka Gob. Saaxil
  35. Maarreeyaha Dawan
  36. Maarreeyaha Radio Hargaysa
  37. Maarreeyaha Mashruuca PFM.

amiin cabdalla amiin5262@hotmail.com

Advertisement

Ku Xayeysiiso