mdaxweynihi hore jsland marxuum cabdiraxmaan tuur iyo gollihiisii wasiiradda

salaamulah

madaxweynaheenni ugu horeeyee jumhuuriyada somaliland aun c/raxmaan tuur siduu golihiisa wasiirada u xushay

1.saleebaan maxamuud aadan = wasiirka arimaha gudaha iyo dawladaha hoose

2.sh yuusuf sh cali sh madar = wasiirka arimaha dibadda

3.ismaacil maxamed hure buubaa = wasiirka maaliyadda

4.xassan aadan wadaad-diid =wasiirka dibu dejinta iyo dib u dhiska

5.maxamed kaahin axmed = wasiirka gaashaan-dhigga

6.axmed ismaaciil cabdi dukhsi= wasiirka diinta iyo cadaaladda

7.daahir maxamed yuusuf =wasiirka warshadaha iyo ganacsiga

8.abiib diiriye nuur abiib timacad= wasiirka caafimaadka iyo shaqaalaha

9.cabdiraxmaan aw cali faarax = wasiirka waxbarashada dhalinyarada iyo ciyaaraha

10.cumar ciise = wasiirka kaluumeysiga horumarinta xeebaha iyo dekadaha

11.siciid maxamed nuur = wasiirka beeraha iyo deegaanka

12.jaamac rabiile good =wasiirka qorsheynta iyo horumarka

13.maxamed cali caateeye= wasiirka macdanta iyo biyaha

14.mahdi cabdi amarre= wasiirka hawlaha guud iyo guryeynta

15.dool Quulle = wasiirka warfaafinta iyo dalxiiska

16.yaasiin axmed cabdi nuur = wasiirka gaadiiidka iyo war is-gaadhsiinta

caamir ahmed

Advertisement

Ku Xayeysiiso