Dallada Guud ee Jaaliyada Somaliland (SSUK) waxay si xushmad iyo milgo huwan ugu baaqaysa bulshada  ka soo jeeda Somaliland ee ku dhaqan London

OGAYSIIS       OGAYSIIS                    OGAYSIIS                   OGAYSIIS

Dallada Guud ee Jaaliyada Somaliland (SSUK) waxay si xushmad iyo milgo huwan ugu baaqaysa bulshada  ka soo jeeda Somaliland ee ku dhaqan London iyo guud ahaan dalkan Britain inay ka soo qayb galaan dooda Dallada SSUK ku qabanayso goobta:

BLUE MOON CENTRE

82 – 88 MILE ROAD

E1 4UN

Maalinta Sabtida 17/11/2018 saacadu markay tahay 6.00 ila 10.00 fiidnimo halkaasoo lagu lafa guri doono sababaha keenay kala fogaanshaha bulshadeena ku dhaqan UK oo aynu isla garanay doodii hore inay tahay QABYAALADA  iyo kaalinta aynu ka qaadan karno isu soo dhawaansha hooda.

Allah mahad leh

Gud/ SSUK

Advertisement

Ku Xayeysiiso