Dhammaan Reer Jaamac Aw Cabdi, Reer Gudhane, Waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay: Marxuum Abdiraxman Haji Cali Bootan oo ku geeriyoodey Wadanka India

Dhammaan Reer Jaamac Aw Cabdi, Reer Gudhane, Waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay: Marxuum Abdiraxman Haji Cali Bootan oo ku geeriyoodey Wadanka India. Iyagoo Marxuumka ILaahay uga baryaya inuu Naxariistii janno ka waraabiyo. Qoyskii, Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxayna uu ka siiyo Sammir iyo iimaan…. aamiin

Aabo Abiib Jamac iyo Hooyo Sahra Cali Libaax iyo dhamaan Ilma Abiib Jaamac, Reer Yusuf Jaamac, Reer Husein Jaamac, Cabdimatan Jamac iyo Ahmed Maxamed Jamac waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dhammaan Ehelka, iyo Qarabadii Marxuum Abdiraxmaan Haji Cali Bootan uu Ka baxay Gaar Ahaan Reer Haji Cali Bootaan. Iyagoo Marxuumka ILaahay uga baryaya inuu naxariistii janno ka waraabiyo. Qoyskii, ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna uu ka siiyo Sammir iyo iimaan…. Aamiin….Aamiin….Aamiin….Aamiin….Aamiin

Advertisement

Ku Xayeysiiso