berbera ragbaa u kacay gollaha deegaanka iyo maayarkooda

I rummeyso magaalo xeebeedka berbera oo dhanka Bari ka xigta gobolka maroodi jeex,waa magaalo kooban oo Baddi kutaalo. 

Waxa la ogyahay inay ahayd xaruntii jeceylka sheekada cajiibka ahina ka dhacday ee cilmi boodhari. 

Haddii aan usoo noqdo magaaladan Waxa ay ku guulaystay inay noqoto,magaalo laamiyadeeda aad u habbaysanyihiin

Isla markaana aad loo qurxiyay,lagana dhig meel ay indhuho soo jiitaan.kadib markaan dadkii waraystay waxa ay ii sheegeen in mayor iyo gollaha deegaankooda deegaanka u hagar baxeen oo ay  si hagar li ahuna wax ugu qabteen. 

Taasina ay dhashay natiijada iyo qurxinta indhahaagu kuu muuqdaan

Berbera maanta waxay istaahishaa amaan iyAda op  role modelna u ah goboloda kale 
.maqaalka manta 
Hamse riiraash

Advertisement

Ku Xayeysiiso