Madaxweyne Dib u eegis ku samee Dowladaha Hoose & Booliiska Kunasoo celi Xayndaabka qaranka. Xamse Mohamed

Madaxweyne waxaa si qarranimada iyo xushamada dowliga ka baxsan loogu tagrifalay hantidii ummadda iyo hayado qarranka laf dhabar u ah.howl socodsiinta qaranka ku waas oo ah oof ama kaalin ku banaanaatay qaranka.

waxay u baahan yihiin in si macquul ah loo wajaho oo qaarkood loo magacaabo shakhsiyaad aqoon balaadhan waxna ku soo kordhinkara haday heer caalami tahay iyo haday heer qaran tahay Qarrankan aan la Aqoonsnayn. Hayadaha dhaliilaha xoogan ka muuqdo waxaa kamida Ciidanka Booliiska oo noqday mid cid gaara u adeeda/ waxaynu ku masaali karaa siday waayo Dekeda berbera ahayd markii Xoorxoor haystey/

Waxaa si sharciga baal marsan loogu tagrifalay dhamaan xeerarkii iyo hantidii Dawladaha hoose waxaana ku tagrifalay Maayaradda la doortp xataa tani waxay keenaysaa in dib looga fiisado in magaalooyinku noqdaan dukaamo iyo goobo dhowr qof lee yihiin.

muddane Madaxweyne booliiska Soomaliland wuxuu ubaahan yahay isbedel gun iyo baar ah, haadaadan isbedel booliiska ku samayn wax kuu hirgelayaa majirto. wuxuu noqday fadhiid wuxuu nioqday goob awooodaheedu cid gaara u xidhan yihiin.

Macquul maaha in amnigeenu halqogd ganacta ugu jiro 9 Sanadood. Waan kooxda fadal lagu daro isbedelada qaranka, Waa in aan Booliiska lagu xulan ama lagu hanynin qabiil.. Boolliisku waa nabadaynu ku seexanayney waa sharci fuliyihii  Fadlan cid u qalanta oo kooxdan daashey bedesha kee… 

Advertisement

Ku Xayeysiiso