NIN uu kala qoqobid iyo khasri xaafadooda ah qorshihiisu uu yahay Qarankuma xukumikaro

 

xaalada maanta ee somaliland marayso waa  midaan la eegankarin ninkii lexejeclo ayka hayso  waa wax lala yaabo incabatinkii isgaadhay  barri ilaa galbeed 

mana aha maalintii madaxtooyadu ku mashquuli lahayd  khasri labaad  oo xaafadeena ah baa dhiman  iyadoo aan  dadka nintaban  haysan biyo  iyo cuno kufilan 

oo ay dhaliila isdul barkan aytiro beelen

1)hadaytahay culimadii diinta  oo ka qayliyay  xeerka kufsiga  ee madaxwaynu saxeexay 

kasoo ah mid runtii aanu siyaad barre samayn oo kaxun kii culimada lagu laay

hadaba waxaad mooda in wadaadadii iyagon meelku hubsan ay arintii diinta lagu waxyeelaynayay kaseexdeen lankin waa amaanayaa dorkii fiicna ee ayka qaaten

iyo siday diinta u ilaalinayaan alle haydin dhowro  dhaman intiinii uhadashay 

2)haday tahay ciidamadii qaranka somaliland oo markii uhoraysay  taarikhda xabad isuquudhay  dagaalna isaga horyimi waa ayaandaro  iyo maamul xumo somaliland cagaha lagashay

waxaynu ognahay in cadowgii somaliland manta soo xogaysanayo  oo waliba gudaheena maanta dhalaal ku samaysanayo  oo inoo adeeg sanayo wajiyo badan  waxaa lagaga bixikaraa iskaashi iyo isu uur fayooban  laakin inama dhaqdo Lays DHagaysan Maayo,Sadbursi Reeraysan, XilkaIYO Manfaca  Dalka oon  loosinayn ,GOBOLADA IYO QABALIKA, marka waxas laysu geeyo waa wax ragakala geeya 

3) haday tahay khilafkii doorashada oo  wali taagan xalna loohelin oo hadeer laga sinmay mucaarad iyo muxaafidba waayo markii horre wuxuu ku koobna  xisbi  qodha laakin manta waxaa cabanaya  xataa tageerayashii kulmiye iyo ucid  oo sxbo dhow kulmiye muddo la  ahaa 

iyo qabaalbadan oo hadeer ku baaqaya shirar  aan la ogayn meel ay kacaga haadin doonan

waxan xasuusta shirkii Cali khaliif  Galadh uqabtay taleex ee  xukumadii marka jirtay ee silaanyo sahashatay iyo wixii kasoo baxay   iyo Amakaag gii qabsaday  intay ku qaadatay colaadii ka dhalatay daminteedii hadaba belaayo daaman laqabtay leedahaye dabalabto male madaxwayne muuse waxaa lagud boon  inu doorkiisa masuuliyadeed qato dalkana isladoono 

4)haday tahay cabatinka saami qaybsiga  xukumada  oo laga cawday  inta badan beela somalind  iyo madaxwayna oo aan dhagjalaq usiin  waxaa xusid mudan  wasaarado dhowra  sida madaxtoyadii iyo duuliskii hawada oo ladhalan rogay  oo madaxwaynu  muuse intu magicii kabadalay   si dhuumasha beeshisa kusiiyay taasi waxay gaf kutahay dhaartii uu maray  umaduna waa aragta muusow 

5)haday tahay kalafogaansha xisbiyada mucaradka ah iyo xukuumada oo hadaladalo  xanaftale iswaydaarsanayay MALMAHAN DANBE waxaynu kawarqabnaa  in xildhibaanada barlamanka somaliland  aykasoo jeedan  aqlabiyadoodu labada  xisbi  mucarad ee Ucid  iyo ex udub  oo wadanni matalo manta booskisii  taasoo manta uu kulmiye gacanta  kuhayo  intabadan  xubna barlamanka  HADABA MAXAYKAGA DUWANAANKARAN 2 Xubnood  komishinka ? waxan u arka wax ubaahan inaan lagu daalin Hadaba maxaa kujaban hadii loo kordhiyo 2 XUBNOD

6) waxaa intaa dheer oo inagu cusub  hargaysa  oo xaafadaheedii cashuurtii  leeyihiin daantayada anagaa cashuuranayna oo noo ma imankaro maayirka iyo doWlada hoose  ee hargaysi  waa war naxdin iyo amakaagle maxaynu laJoogna  WAA IGA SUAALE hadii halkaa lamarayo  

7)waxaynu  ognay in xisbigii kulmiye maxdiisii ayihiin wax is qalacay iyo wax isu quurinaya  labduba jiran   xaalkuna sogaayo shirwayne ALA GUOO MAXAA HOLKU SUGAYSA

ibrahin mohamed 

caalin500@hotmail.com

Advertisement

Ku Xayeysiiso