Tacsi Dhammaan Reer Kaahin iyo Reer Xasan Xaaji Adan

Waxaa Maanta ku geeriyooday Magaalada Toronto -Canadad Odeygeenii weynaa General Abdullah Kahin Yussuf ​
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u gudbinayaa dhammaan reer Kahin, reer xasan Xaaji (gaar ahaan ooridayda Layla Xasan Xaaji), ehelka kale iyo tolka dhammaan.
​​
وَبَشِّرِ الصَّابِرِينَ * الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُواْ إِنَّا لله وانا اله راجعون
Waxaan Marxuumka ilaahay uga baryayaa inuu dembigiisa dhaafo, Jantul Firdawz geeyo. dhammaan ehelkiisii iyo asxaabtiisiina samir iyo iiman saadiq ka siiyo.
Ameen.
Ahmed Ibrahim Dirir ​
Riyadh, Saudi Arabia

Advertisement

Ku Xayeysiiso