Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Suuldaaro Waw Halis Ninkay, Rag Isa Seegeene QATAR (Qaybtii 24aad) By: Maxamed Xoosh

Dalka Qatar Waxa Ahaan Jiray Gobal Yar oo Ka Tirsan Sucuudi Carabiya
Shirarka Caalamiga ah Waxa Uga Qayb Geli Jiray Wasiirka Arimaha Dibeda
Sucuudiga “Sucuud Alfaysal”

Dalka Yar Qatar Wuxuu Sameeyay Channel ka Aljazeera oo Qayb Weyn Ka
Qaatay Kicintii Bulshaweynta Carabta ee Kelitalisyada Mucangaga Ka
Talinayeen

Dhibtu Waxay Ka Taagan Tahay Dalka Qatar Waxa Ka Taliya Amiir Isna Mucangag Ah
Ma Leh Barlamaan Dadku Doortaan Iyo Gole Guurti
Ma Leh Nidaam Xisbiyo Kala Duwan
Kama Hadli Karto Aljazeera Dhacdooyinka Qatar Gudaheeda Ka Dhaca
“Afgambiyadii Hore”

Ma Jiro Garsoor Madax Banaan “Gabyaa Qatari ah Ayaa Dulmi ku Xidhan”

Markii Laga Helay Khayraadka Badan Heshay Xiligii Amiirkii Hore Xamad
Iyo Xaaskiisa Muza
Iyo Eng Hindisay Arimaha Dibeda Haystay Hamad bin Jasim
Sadexgeesoodka Waxay Dareemeen In Qatar Maadaama Ay Heleen Hanti Iyo
Khayraad Badan In ay Jirto Cuqdad Yaraysi “Inferiority” Marka La Ag
Dhigo Dawladaha Sucuudiga Maadaama Taariikh Iyo Dad Iyo Dalba Aad u
Yaryihiin
Waxa Khubaradu Ku Tilmaamaan si Loo Barto Qatar Waxay Bixisay Lacago
Badan Ama Ay Uga Xorowdo Dalada Khaliijka

Sideedaba Si Laguu Barto Dunidan Waa Inaad Ahaataa Cudud Ciidan,Cudud
Dad,Cudud Dhaqaale,Goob Muqadas ah oo Diini Ah, Ilbaxnimo Iyo Aqoon
Iyo Technology, Goob Dalxiis….

Dawlada Somaliland May Dhex Istaagin Go’aankii Ay Ka Qaadatay Dhibta
Khaliijka Ka Taagan , Yaa Gardan Iyo Ayaa Sax Ah Kumay Qiimayn Waxay
Ku Qiimaysay Ayaa Inoo Dan ah Ama Xidhiidhkeenu Qoto Dheeryahay

Advertisement

Ku Xayeysiiso