Tirada Golaha Wasiirada Itoobiya oo hoos loo dhigaayo lana yaraynaanyo!!!


Addis Ababa, October 11, 2018 (ToggaHerer) – Golaha Wasiirada Itoobiya ayaa shalay ansixiyay una gudbiyey Golaha Wakiilada dadweynaha qabyo qoraalka ku saabsan dib-u-habeynta hay’adaha fulinta.

Iyadoo lagu saleynayo sharciga qabyada ah, xukuumadda cusub ee Itoobiya ayaa noqonaysa 20 Halkii ay hore ugu ahayd 28 Wasiir, sida laga soo xigtay Fitsum Arega, Madaxa Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Waxa kale oo uu abuuray kuwa cusub oo muujinaya mudnaanta dawladda, ayuu ku yidhi Fitsum bartiisa Twitter -ka.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso