Dufaano Ku soo waajahan Soomaliya Iyo Jabuuti.

Toggaherer News| Wararka Laggahelayo Qaybta Saadasha hawada Ee BBCDA Ayaa Sheegaya In AFarta Cisho Ee Soosocda Ay Dufaan Halisa Ay Kusoo Fooledahay Wadamada CUMAN,Yeman,SOOMALIYA Iyo Jabuuti.

Dufaantan Oo Laggumagacaabo Harricane Cyclone Ayaa Hadda Abaabulkeedu Kabilaabmaya Meel Bariga Kaga Toosan Badda Sukhruqandala. Axada Soo Socota Ayaa Lasaadalinayaa Inay Soo Gaadho Deeganada Xeebaha Puntland Ee Somaliya, Iyadoo Gaadhidoonta Ilaa Jabuuti.

Bishii May Ee Sannadkan Dabaylo Noocan Oo Kale Ah Ayaa Kudhuftay Qaar Kamidda Degaanada Xeebaha Somaaliya Iyagoo Khasaare Badani Kasogaadhay Dadkii Iyo Xoolihii Kunoola Degaamadaas.

Advertisement

Ku Xayeysiiso