Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Mashruuca Beeraha Iyo Sicir Bararka Somaliland (Qaybtii 21aad) By: Maxamed Xoosh

Marka Lala Dagaalamaayo Sicir Bararka Iyo Shilinka Qiimo Dhacay Waxa
Ugu Weyn ee Lagula Dagaalami Karaa Waa

-Dollar Ka Wadanka Ka Baxaaya Oo La Joojiyo, Somaliland  Badeecado Loo
soo Dhoofiyaa Lacagta Adagna kaga Wada Baxdaa

-Maadaama Wax Soosaar Ugu Mudan Yihiin Beero Si Lacagtu Wadanka u
Fadhido Waa In Dalaga Dalka Ka Soo Go’ay La Iibsadaa

– Si Aanay u Dhicin Iska Hor Imaad Ganasatada Raashinka Keena Iyo
Xukuumadu Waa In Aan La Faro-gelin Badeecadooda, Cashuurta Lagu
Kordhin, La Xanibin Maadaama Aynu Suuq Xor Ah Aynu Nahay

-In Lacagtii Adkaa ee Ku Dhici Jirtay Jeeb Laba Nin Oo Ganacsade Loo
Badelo Dhawr Kun Oo Qoys Oo Beeraha Quuta Iyana Ka Baxaan Baahida
Sidoo Kale Lacagta Ku Haya Dalka

– Lacagtii Ay Beeralaydu Heshay Oo Dib u Soo Gasha Suuqa Wareeg
Lacageed Iyo Suuqii Wax Iibsi Yeesha!!!

– Baanka Dhexe Oo Gala Kaalinta Bankiyada Gaar Loo Leeyahay (La
Qaramayn Maayo Bankiyada Gaar Ahi Tartanka Ha Kordhiyaan)

– Kala Huridda Ganacsata Yar Yar Iyo Dhexe Iyo Shirkadaha Waaweyn …

Waxaan Taageersanahay Tixgelin Gaar Ah In La Siiyo Cashuur Bixiyaasha
Ugu Waaweyn Dalka Si Loo Kordhiyo Tartanka Ganacsi oo Marwalba Dalku
Ka Dheefaayo

Marka Lala Xisaabtamaayo Xukuumad Waxa La Eegaa Balan Qaadyadii Maxaa
Ka Fulay ? Ama Maxay Dhibaatooyin Xalisay ?

Midhiihii Halganka Waxa Ka Mid ahaa in La Helo Xukuumad Bulshada u Adeegta

Maxamed Xoosh

Advertisement

Ku Xayeysiiso