QAYBO KA MID AH DHULKII DUGSIGA SARE EE MAXAMUUD .A. CALI OO LA KALA IIBSADAY,

QAYBO KA MID AH DHULKII DUGSIGA SARE EE MAXAMUUD .A. CALI OO LA KALA IIBSADAY, WASTAADKA IYO KUULIGA OO HABEENKII GALA,IYO DHISMAHA KA SOCDA OO GEBOGEBO KU DHOW.

Shakhsiyaadka Falkan Dhul Boobka Ah Kula  Kacay Dhulkii Dugsiga Sare Ee M.A.Cali Ayaa La Sheegay Inay Ogolaansho Uga Heleenn wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Md .QANBI.

Wasiirka Hawlaha Guud Ayaa Sheegay Inay Hawl Lagu Diiwaan Gelinayo Hantida Dawlada Ka wadaan Guud Ahaan Gobolada Dalka Balse nasiib darro sheegashadaasi ayaa kusoo beegantay
Wakhti Dhismayaal Hudheelo Iyo Dukaamo Ah ay Maayar Xigeenka hargeysa Uga
Socdaan Gudaha Dugsigii Sare Ee Maxamuud Axmed Cali Oo Wax 2K.m Ka Yar U jira Xarunta Madaxtooyada Somaliland Iyo Wasaarada Hawlaha Guud 

Masuuliyiinta  Wasaaradda Hawlaha Guud Ayaa Xoguhu Sheegayaan Inay Daacad Ka Ahaayeen Arrintani,
Balse Si Xariifnimo Ah Loogu khiyaamay Qadar Lacag Ah Iyo Dhul Ay degaan oo Dawlada Hoose Ka Siisay Madaxda Wasaaradda H.Guud Goob Gadaasha Danbe Kaga Aadan Hoteelka Maansoor Ee Magaalada Hargaysa.

Macalimiinta Dugsiga Iyo Dadweynaha Caasimada Ayaa Ka Gadooday Dhacdadan Hase Ahaatee Xukuumadda Somaliland yAaa Dhegaha Ka Furaysatay.Dhawaqaasi.

mudaharaad-2.jpg

Advertisement

Ku Xayeysiiso