Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Wadaadka Somaliland yo Kicinta Dadweynaha (Qaybtii 16aad) By: Maxamed Xoosh

 

Dal Kasta Waxa Uu Leeyahay Dastuur  Qeexaaya Sharciyadda Lagu Dhiqi Doono Dalka Iyo Sharci Dajiyayaal “Barlamaan” Dadku Cod Ku Doortu Sidoo Kale Metala Dadweynaha

Xeerka Kufsiga Waxaa Lagaga Hortagayaa Aafo Qaran Oo Bar Madow Ku Ah Diinta Iyo Dhaqanka Dadka Reer Somaliland

Ninka Wadaadka Ah Ee Kicinaya Dareenka Dadweynaha Oo Leh Waxa Lagu Xad-Gudbay Sharciga Islaamka

Muxuu Wax Uga Qaban Waayay Dhawrka Boqol ee Kiis Kufsiga Ah ee Sanad Walba Ka Dhaca Hargeysa Oo Keliya???

Miyaan Loo Sheegin In Kicinta Dadwenuhu Tahay Danbi Weyn Oo Sharcigu Islaamku  Gef Ku Ah ???

Wadaadku Miyaanu Ogayn In Kufsiga Oo Sabab U Tahay Faqriga Iyo Dadka Oo Tahli Waayay Guurka , In Cashuurta Oo Laga Baxsadaa Sabab u Tahay Baahida Shacabka???

 

Waxaad Ku Garataa XUMAHA Wadaadka Somaliland Isagoon u Digin Ama u Nasiixayn Cida Xeerka Ku Shaqo Leh Ayuu Bilaabay Kicinta Shacab Weynaha Masaakiinta Ah Ee Waxba Ogayn

 

Sideedaba Ilaahay Iyo Adoomihiisa Wakiil u Dhaxeeya Islaamku Wuu Diiday Sida Diimaha Kale!

 

Muwaadin Si Aad u Ogaatid Wanaaga Qofka Ku Wacdinaaya Waxaad Eegtaa Ficilkiisa Hadii Ay Is Yimaadaan Waa Qof  La Dhagaysan Karo Hadii Kale Faraha Ka Qaad  

Maxamed Xoosh

Advertisement

Ku Xayeysiiso