Haweenaydii u horeysay oo war ka akhrida Talafeeshinka Sucuudiga taariikhda markii koowaad

Wariyada Wa’im Aldukhayl ayaa taariikhda ku gashay markii koowaad Haweenaydii u horeysay ee wariye ah oo ka hadasha Talafeeshinka Rasmiga ah ee Sucuudiga iyada oo akhriday Warka Madaxdiisa.

Wariye Wa’im ayaa warka la akhriday Wariyaha sucuudiga ah ee Cumar Alnashwan iyaga oo si talantaali ah u akhriyay wararka gudaha iyo Dibada.

Agaasimaha Tv ga Sucuudiga ayaa sheegay in ay tani tahay isbedelada socda iyo fulinta aragtida 2030 ee isbedelka dhaamaan qayabaha kala duwan ee dalka ka socda.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso