Xisbiga Oromada oo beddelay Magaciisii iyo Astaantiisii


Addis Ababa, September 20, 2018 (ToggaHerer) – Xisbiga Oromada ee Oromo People Democratic Organization (OPDO) ayaa shir uu maanta isugu yimid ku bedelay magaciisii Oromo Democratic Party (ODP).

Sidoo kale Xisbiga ayaa Bedelay Astaantiisii.
Geesta Kale Xisbiga ayaa hawlgab ka dhigay 14 Sarkaal oo muddo dheer xisbiga ka soo shaqeeyey kuwaas oo kala ah:-

1. Abadula Gemeda

2. Getachew Bedane

3. Kuma Demeksa

4. Ambassador Girma Biru

5. Diriba Kuma

6. Eshetu Desie

7. Teferi Tiyaru

8. Shiferaw Jarso

9. Degfe Bula

10. Suliman Dedefo

11. Abera Hailu

12. Itefa Tola

13. Dagnachew Shiferaw

14. Ambassador Gifti Abasia

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso