Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Guurka Hantida Iyo Siyaaasada Somaliland (Qaybtii 15aad) By: Maxamed Xoosh

 

Marka Laga Hadlaayo Ganacsi Iyo Wax Kala Iibsi Marka u Horaysa Wax Ku Hor Imanaya Danaysi Iyo Faa,iido Doon Iyo Hunguri Weyni  Ka Fog Dhaqanka Walaaltinimada Iyo Naxariista ee Dhaqankeena  Iyo Diinta Xaniifka ah Ku Salaysan.

Marka Laga Hadlaayo Siyaasad Waxa Ku Hor Imanaya ShacabKa Baahan Oo Loo Tashiilo Hantida Yar iyo U Adeegista Dad Iyo Dal Siyaasigu Wuxuu Ku Shaqo Leeyahay Danta Guud Iyo Hay’ado La Wada Leeyahay Oo Shaqadeedu Tahay In Muwaadinka Wixii Dulmi ah Kaga Gaashaaman Karo

Waxa Isweydiin Leh Marka Ay Lacagtu Iyo Siyaasadu Noqdaan Lamaane Wax Walba Wadaaga Weliba Cudurdaar Ka Helaya Muwaadin Baahan Oo Ugu Hiilinaaya Waa Reerkayaga !!!

 

Somaliland Waxa Soo Badanya Sharkadaha Waaweyn ee Dalka Inay Ku Leeyihiin Raad Iyo Xubno Muhiim Oo Ka Mid ah Xisbiyada Wadaniga Ah

Siyaasiga Marka Aanu Lahayn Aragti Iyo Barnaamij Qeexan Lacagna Dabada Ka Wado, Wadankaasi Weligii Ma Horumaro Dib u Dhac Iyo Boob Ayaa Bilaabma…

 

Ganacsaduhu Marka Uu Soo Saaro Siyaasiga Wuxuu Ka Doonaa Inuu Isaga Oo Kale Noqdo Ama Wixii Lawada Lahaa Laga Dhigo Mid Gaar Loo Leeyahay

 

Madaxweyne Muuse Biixi Si Cad Ayuu Barnaamijkiisa Siyaasiga Ah Ugu Cadeeyay In Aanay Shaqaalaha Ha,adaha Dawladu Iyo Macalimiinta Iyo Shaqaalaha Caafimaadku Aanay Dayacaa Kusii Jirayn

Xaga Kale Ganacsade ah Aanay Ku Dhaxayn Cashuurihii Iyo In Loo Kooteeyo Ganacsi  

 

Madaxweyne Isku Soo Dhawee Ninka Difaaca Dalkiisa U Horay Naf Iyo Maal Iyo Nin Wadaadka Ganacsadaha ah Ee Midhihii Uu Beeray Mujaahidka Hore Goosta

 

 

Maxamed Xoosh

Advertisement

Ku Xayeysiiso