Dhalinyarada Ololaha Cidhibtirka Qabyaalada Oo Qalab Ciyaareed Oo Ugu Deeqay Kooxaha Kubada Cagta ee Magaalada Baligubadle ee Gobolka Hawd

Bali-gubadle(ToggaHerer)Dhalinyarada Ku Bohoobay Ololaha Cidhibtirka Qabyaalada ayaa Maanta Qalab Ciyaareed Oo Dhamaystiran soo Gaadhsiiyey Kooxaha Kubada Cagta ee Ka dhisan magaalada Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd kuwaasi oo Tiradoodu dhantahay Lix Kooxood.

 

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan

Advertisement

Ku Xayeysiiso