Daawo-Gobolka Maroodi Jeex Ayaa imika U Diyaar Garoobaaya Ciyaaraha Gobolada Dalka..

(Toggaherernews)-Gobolka Maroodi Jeex Ayaa imika U Diyaar Garoobaaya Ciyaaraha Gobolada Dalka..

Cabdiraxmaan Jaamac Rooble Oo ah Isku duwaha gobolka maroodi jeex oo maanta u waramaayey shabakadani caan baxday Ee radio Toggaher ayaa magacaabay  Toboraha  gobolkan maroodijeex oo uu u magacaabay Axmed Cali ismaaciil oo magacaabistiisa uu isku duwuhu kala soo tashaday khubaro dhinaca ciyaaraha aqoon durugsan u leh…

Daawo:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso