Daawo-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Muxuu Ka Yidhi Wado Hadaladii Somaliland Iyo Somalia U Dhaxaayey?

(Toggaherernews)-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Muxuu Ka Yidhi Wado Hadaladii Somaliland Iyo Somalia U Dhaxaayey?

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Dr-Sacad Cali Shire Oo Maanta hor yimid Gudoomiyayaasha Gudiyada Arrimaha Dibada iyo xidhiidhka iskaashiga caalamiga ah ee Baarlamaanka Somaliland ayaa waxaa uu wasiirku faahfaahin ka bixiyey isbadalada geeska afrika ka dhacay ,wado hadalidii u dhaxeeyey somaliland iyo somalia oo la sii ambo qaadaayo iyo arrimo kaleba….

Daawo:

SONY DSC

Advertisement

Ku Xayeysiiso