Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo soo dhaweeyay dadaalka ay Xildhibaanada Aqalka sare ugu jiraan sidii loo dhamayn lahaa khilaafka iyaga Xukuumadda Farmaajo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo dhaweeyay dadaalka ay Xildhibaanada Aqalka sare ugu jiraan sidii loo dhamayn lahaa khilaafka ka dhextaagan DFS iyo Dowlad Goboleedyada dalka.

Madaxweynahu wuxuu sheegay in garabka sadexaad ee ay Dowlad Goboleedyadu doonayaan in uu khilaafka soo dhexgalo ay yihiin Xildhibaanada Aqalka Sare oo shaqadan iska leh Dhamaan Bulshada Culimada iyo Siyaasyiintii hore talada wadanka usoo maray si xalka khilaafku gacmaha soomaalida uuna uga bixin.

Advertisement

Ku Xayeysiiso