Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Aadan xaaji Cali Axmed Ayaa Caasimada Somaliland ka Furay Kulan Balaadhan Oo Dib Loogu Eegaayo Dib U Habeynta Cadaalada Wadanka…

(Toggaherernews)-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Aadan xaaji Cali Axmed Ayaa Caasimada Somaliland ka Furay Kulan Balaadhan Oo Dib Loogu Eegaayo Dib U Habeynta Cadaalada Wadanka…

Gudoomiyaha maxakamada sare ee somaliland adan xaaji cali axmed oo furitaankii kulankaasi hadal dheer oo dhinacyo badan taabanaya ka jeediyey ayaa ku dheeraaday ahmiyada uu qaranka somaliland u leedahay habeynta iyo tayeynta cadaalada dalka …

Halkani Hoose kaga Boggo hadalkii Gudoomiyaha Maxakamada sare Somaliland ..

Advertisement

Ku Xayeysiiso