Qaar Ka Mid Ahaa Haween Weynaha Caasimada Ku Nool Oo Dacwad U Soo gudbiyey Mudanayaasha Aqalka Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Soo Kormeeray Qaabka Ay Dacwadoodii Ay U Wadaan Guurtidu

(Toggaherer)-Qaar Ka Mid Ahaa Haween Weynaha Caasimada Ku Nool Oo dacwad U soo gudbiyey Mudanayaasha Aqalka Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Soo Kormeeray Qaabka Ay Dacwadoodii Ay U Wadaan Guurtidu..

Xubno ka mid ahaa haween weynaha caasimada Somaliland oo dhawaan cabasho u soo gudbiyey mudanayaasha aqalka golaha guurtida somaliland ayaa cabasho ay hore ugu soo gudbiyeen golahaasi saaka kormeer ugu yimid Guddi golaahasi uu u saaray in ay naaqishaad iyo dib u eegis ku soo sabeeyaa cashadaasi bulshada ka soo gaadhay.

ka dib markii Ay qaar ka mid ahaa hawen weynahaasi ay kulan albaabadu u xidhaanaayeen ay kula qaateen xarunta Baarlamaanka Gudidaasi Guurtidu u saartay arrintaasi ayaa waxaa warbaahinta hadal kooban siisay ikraan biciid oo ku hadlaysay xubhana afka haweenka ee cabashadaasi soo gudisay waxaanay kawarantay sababta ay kulanka ula yeesheen guddida tabashadooda gacanta ku haysa..

Halkani Ka Dhagayso Hadalkii Ikraan Biciid Oo Ka waramaysa Arrintaasi:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso