Masuuliyiinta Labada Dal Ee Itoobiya Iyo Ertria Oo Xuduudkooda Dib isugu Furey,KaDib Markii Ay Heshiis Buuxa Isla Qateen

(Toggaherernews)-Masuuliyiinta Labada Dal Ee Itoobiya Iyo Ertria Oo Xuduudkooda Dib isugu Furey,KaDib Markii Ay Heshiis Buuxa Isla Qateen…

Iyadoo ay hore u xidhnaayeen xadka la iskaga gudbo labadan wadan ee itobiya iyo Ertria Muddo ku siman labaatan sanadood ,ka bacdi markii ay dagaallagu hoobtay oo dad badani ku dhinteen ay galeen  labadaasi dalka ayaa dib loo furay xuduudaha u dhaxeeya labadaasi dal.

Arrintaasi xuduudka la furay ayaa gogosha u xaadhaysa in ay dib u midoobaan iskuan gudbaan kumanaanqoys oo ku kala xayirnaa wadamadaasi oo ay xuduudkoodu xidhnaa waqti dheer ,arrintaasi dib ufuritaanka ayaa salka ku haysa furitaanka gobolka sanbasa ee waqooyiga dalkaasi itoobiya iyadoo ay hore bishii january ay heshiis buuxda kala  saxeexdeen madaxda sare ee labadaasi dal,iyagoo soo afjaray khilaafkii hore uga dhaxay jiray nabad buuxdana wado qaatay,arrintaasi heshiiska ayaa waxaa sabab u ahaa Dr Abey Axmed Madaxweynaha dalka itoobiya oo dalalbadan oo afrika ah safar ku gaalaa bixiyey heshiisyadaasi ayaa waxay salkaku hayaan wax wada qabsi iyo iskaashiba horumrineedba.

Advertisement

Ku Xayeysiiso