Wareysi-Siyaasiyiinta Xisbiga KULMIYE Iyaga Dhexdooda Weeraraya Xisbiga ,WADDANI-na Waxaan Lee Yahay.Aqoonyahan Axmed Maxamuud Cali- Axmed Shiine.

(Toggaherernews)–Siyaasiyiinta Xisbiga KULMIYE Iyaga Dhexdooda Weeraraya Xisbiga ,WADDANI-na Waxaan Lee Yahay.Aqoonyahan Axmed Maxamuud Cali- Axmed Shiine..

Aqoon yahan Axmed Maxamuud cali oo maanta u waramaayey shabakadani Radio Toggaherer ayaa naqdiyey xaalada uu dalku maraayo ,dardaaranna u diray madaxda asxaabta qaranka somaliland iyo Golaha wakiilada somaliland doorashooyinka dalka fooda ku soo lehna faahfaahin ka bixiyey, halka uu sidoo kalena xukuumada uu ka dalbaday in adeegyada arrimaha bulshada ay xooga saaraan ,waxaanu madaxda xisbiga wadanu uu uga digay in aanay farogalin ku sameynin Komishanka doorashooyinka qaranka somaliland …

Daawo:

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso