Daawo-Suldaan Hadda Baaq Nabadeed U Diray Jufooyinka Walaalaha Ah Ee Gobolka Sool Ku Dagaalamay.

(Toggaherernews)-Suldaan Hadda Baaq Nabadeed U Diray Jufooyinka Walaalaha Ah Ee Gobolka Sool Ku Dagaalamay….

Suldaan Naasir Suldaan cabdi ismaaciil oo ka mid ah salaadiinta somaliland ayaa baaq nabadeed u diray jufooyinka walaalaha ah ee gobolkaasi sool dirirtu ku dhexmartay,waxaanu xukuumada uu suldaanku uu ka dalbaday in dhexdhexaadin ka gasho arrintaasi ..

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso