Warbixin Kooban-Shirgudoonka Golaha Guurtida Somaliand Ayaa Guddi Kooban U saaray Cabasho Ka Soo Gaadhay Qaarb Ka Mid Ah Bulshada Raydka Ah

(Toggaherernews)-Shirgudoonka Golaha Guurtida Somaliand Ayaa Guddi Kooban U saaray Cabasho Ka Soo Gaadhay Qaarb Ka Mid Ah Bulshada Raydka Ah..

Mudanayaasha aqalka golaha guurtida somaliland ayaa baaq nabadeed u diray jufooyin walaalo ah oo gacan ka hadal ku dhex maray gobolkaasi sool ,halka ay sidoo kalena ay shirgudoonka golahaasi ay guddi kooban u saareen cabasho ka soo gaadhay golahaasi bulshada raydka ah ,cabashadaasi oo ay la hor yimaadeen golahaasi xubno ka mid ah haween weynaha somaliland..

Dhagayso warbixintaasi Oo faahfaahsan…

Advertisement

Ku Xayeysiiso