Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Adeega Ka Ganacsiga Waxbarasho Iyo Caafimaad “Qaybtii 10aad” By: Maxamed Xoosh

Dadka Badankiisu Wey Isla Fahmi Karaan Labada Adeeg Waxbarasho Iyo Caafimaad In Laf Dhabar u Yihiin Jamhuuriyad Caafimaad Qabta Oo Hore u Socon Karta

Fiditaanka Waxbarashada Bilaashka ah Waxay Dhalisaa Tayo Xumaan Tacliinta Ah Se Bulshada Dhan Ayay Wada Gaadhaa

Labada Adeeg ee Tacliinta Iyo Caafimaadka Hadii Si Isku Mid Ah Loo Gaadhsiiyo Shacabka Somaliland Ka Ganacsiga Lama Joojin Karayo Ee La Yareeyo Waa Guul Wax Ku Ool Ah Oo Dalka Dhaqaajin Karaysa

Si Tartan u Yimaad Waxa Waajib ah In Labada Wasaaradood Ay Tayadooda Kor u Qaadaan Oo Tacliinta Iyo Caafimaadka Dawladda Lagu Soo Hirtaa Xaga Imika Laga Yaacaayo

Tacliinta Dawladdu Fidiso Waxa Lagu Adkayn Karaa WADANIYADA Iyo Qaranimada Somaliland Waxay Ubadku Noqonayaan Dad Isku Fikir Iyo Jiho Ah

M/Weyne Sideedaba Xukuumaduhu Wey KABAAN Adeegyada Asaasiga Ah Dalkeena Haatan Kama Suurtobayso Waayo Miisaaniyada Dalka Iyo Kabka Ayaa Kala Badan Laakiin Dadku Sinaanshe Iyo Fursad Isku Mid Ayuu Ka Helayaa

Maxamed Xoosh

Advertisement

Ku Xayeysiiso