Daawo-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Meesha Ka Saaray In Aanu Jirin Wax Khilaaf Ah Oo Ka Dhex Aloosan Labada Gole …

((Toggaherernews)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Meesha Ka Saaray In Aanu Jirin Wax Khilaaf Ah Oo Ka Dhex Aloosan Labada Gole …

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md -Baashe Maxamed faarax ayaa mudanayaasha golahaasi wakiilada hortooda ka cadeeyey in aanu jirin wax khilaaf ah oo ka dhex taagan labada gole ,waxaanu fariin u diray saxaafada..

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso